Business Startup

SUUQYADA CAALAMKA IYO GANACSIGA DIGAAGGA

Qodobada muhiimka u ah aasaasidda ganacsiga digaagga Business name/Title  Vision /mision  Goals/Objectives Products  Unique Selling Point, Target Market And Competition  Marketing  Requirements People involved  Financial plan BUSINESS NAME / TITLE  Magaca aad la baxayso ha ahaado magac marwalba afka dadka soo mari kara oo la xasuusan karo, haka dhigin wax adag oo in laxasuusto noqonda. …

SUUQYADA CAALAMKA IYO GANACSIGA DIGAAGGA Read More »

5 Qalad oo Burburin kara Ganacsiga yar Iyo Sida Looga Hortago

Hal abuurka ganacsiga waa mid aad u koraya laga soo bilaabo Musiibada Covid-19 ka bilowgiisa, tusaale wasaaradda ganacsiga wadanka Maraykanka ayaa diiwaan geliyay codsiyo ganacsi cusub oo gaaraya  5.4 Milyan sanadkii hore ee 2021, waxayna aad uga sara martay codsiyadii lasoo gudbiyay sanadku markuu ahaa 2020. Marka la isku barbardhigo sanadka 2020 iyo 2021  tirada …

5 Qalad oo Burburin kara Ganacsiga yar Iyo Sida Looga Hortago Read More »

Maxay Dadku Ugu Rakibanayaan Guryahooda Solar?

Tamarta Cadceedda/ Qorraxda ayaa loo aqoonsan yahay inay tahay bedelka saxda ah ee shidaalka, saas oo ay tahay dadku inta badan kuma dhiiran jirin inay isticmaalaan Solar sababtuna waxay ahayd qiimaha la iibin jiray Solarka iyo qalabkiisa, waxaa kaloo raaci jiray ku dhajintiisa guryaha oo ahaa qarash kale oo dheeri ah. Waxaa aad luugo mahdiyaa …

Maxay Dadku Ugu Rakibanayaan Guryahooda Solar? Read More »

Sida Afrika Ganacsi Guulaysta Loogu Bilaabo Lacag 100$ iyo in Kayar.

Waxaa jira laba aragti oo inta badan lala xiriiriyo Ganacsiga guulaysta. Mid waa inaad u baahan tahay xaddi raasumaal/maalgelin. Midka kale waa in aad mudo dheer ku dhex jirtaa suuqa una adkaysataa dhibaatooyinka duruufaha suuqa aad kala kulmayso si aad u gaarto guul. labadaa qodob daraadood dad baa jira aan weli ku dhicin inay bilaabaan …

Sida Afrika Ganacsi Guulaysta Loogu Bilaabo Lacag 100$ iyo in Kayar. Read More »