Motivation

HURDADU BADANA

Hurdadu badanaa o dhamaani okaa, habeenka jimcaha waqtiguna yaraa.  Daalkii laga qaaday galabka khamiista waxba uma arko jirka intiisa badan waxaa usii muuqda farxadda maalinta jimcaha. Badana dadku waxa ay ka fadhiistaan ama ka nastaan halw maalmeedki lasoo hayay isbuuca. maalinta kulmisa dad mudo aan is arag dad shaqo mooye aan si kale waqti isugu …

HURDADU BADANA Read More »

QURBAC DHEERE VS ODAY DHURWAA

Geel ku dhashay Hawdka Mudug kuna barbaaray hareeraha Hawd illa Cadduun. Wuxuu ka baadiyoobay beeshii uu ka dhashay, wuxuuna qaayibay wehelna u noqday cidlada  dhulka intaas baaxadiisu la’egtahay. Lumitaankiisu wuxuu ahaa mid cajiib ah qof walbana uu la yaabay kana fajicisay. Xoolihii markii laso xareenayay wuxuu ku lamaansanaa hooyadii goshana uga jiray. Waxaana lagu xisaabiyay …

QURBAC DHEERE VS ODAY DHURWAA Read More »

Maxay Dadku Ugu Rakibanayaan Guryahooda Solar?

Tamarta Cadceedda/ Qorraxda ayaa loo aqoonsan yahay inay tahay bedelka saxda ah ee shidaalka, saas oo ay tahay dadku inta badan kuma dhiiran jirin inay isticmaalaan Solar sababtuna waxay ahayd qiimaha la iibin jiray Solarka iyo qalabkiisa, waxaa kaloo raaci jiray ku dhajintiisa guryaha oo ahaa qarash kale oo dheeri ah. Waxaa aad luugo mahdiyaa …

Maxay Dadku Ugu Rakibanayaan Guryahooda Solar? Read More »