Uncategorized

MAXAAD KA TAQAAN CANVA

Melanie Perkins ma ahayn qof  ku cusub hal abuurka ganacsiga oo yaraanteedii markii ay jirtay 14 waxay go’aan ku gaartay inay iibisho cimaamadaha /  marada qoorta lagu xirto xiliyada qabowga waxayna ka iibin jirtay dukaamada iyo suuqyada magaaladeeda ku yaal. hal abuurkeedi kama aysan tagin markii ay dhamaysay dugsiga sare, markii ay jaamacadda Western Australia taqasuskeeduna ahaa …

MAXAAD KA TAQAAN CANVA Read More »

MAXAAD KA TAQAAN SHIRKADDA AIRBNB EE GURYAHA KIRAYSA

Shirkadaan waxaa la bilaabay sanadku markuu ahaa 2007 waxaana bilaabay Joe Gebbia iyo Brian Chesky, kulankoodii ugu horeeyay waxay ku kulmeen iskuulka naqshadaynta ee lagu magacaabo Rhode School of Design, labadaan nin waxaa isku soo qasbay danta oo ardayda dhigata iskuulka waxaa ku adkaa inay shaqsi ahaan u kiraystaan guryo oo waxaa qaali ku ahaa …

MAXAAD KA TAQAAN SHIRKADDA AIRBNB EE GURYAHA KIRAYSA Read More »

SIDEE MADASHA NETFLIX MARKALE DIB UGU GUULAYSATAY

Maqaalkaan waxaan uga hadlaynaa dib usoo noolaanshihii madasha Netflix oo mar ku sigatay inay suuqa kabaxdo. Maxaa ka qaldamay maxay samaysay si ay dib ugu soo noqoto suuqyada caalamka. Shirkadda loo qayaan Netflix waxaa la aasaasay sanadku markuu ahaa 1997 waxaana iska kaashaday laba nin oo lakala yirahdo Marc Randolph iyo Reed Hastings waxayna ku …

SIDEE MADASHA NETFLIX MARKALE DIB UGU GUULAYSATAY Read More »